Maogi sida dhabta ah wax ujiraan lkn wxn rabaa in aan ka ogaada arimaxa dhan kiina ah run ahaantii qarash ayaan arkey mana ogi mid abaal marin ah in ay taxay iyo mid aan shaqeyey in ay taxay waxan arkey qarashaad badan halkaan ku qaran malahi accounts mana heeysti lacag aan ku sameesto babtii wxan aad aan u jclahay in aan ogaado sida dhabta ku saleysan mana aqaani english fadlan halaigu cawiyo wii dhan kiina ah indan koo mahadsanidiin cawin ayaan idan ka falbadi shikadaan tihiin